Kanada ayaa bishan furaysa barnaamijka waalid-keenida oo u furnasn doona dadka reer Kanada ee haysta dhalashada dalkaas iyo kuwa haysta deganaanshahaba. Xilli aduunka Yurub ay dhimayaan dadka soo galootiga ah Kanads waxay rabtaa inau isku keento ehelada kala maqan.
Wsiirka soo galootiga Kanada Axmed Xuseen ayaa sheegay in waalidiinta imaanaya ay faaiido. u leeyohiin caruurtooda jooga dalka waayo waxay fududeynaysaa in dhalintu shaqaystaan waalidkuna caruurta hayo.
Barnaamijka waalid-keenida ayaa ah Kii ugu horeeyay noociisa ayadoo wadamada kale ay yartahay ogolaanshaga noocana.
Waalud-keenida ayaa furan bishan aakhirkeeda ayaa lagu sheegay warbixinbka soo baxdey wasaarada soo galootiga.
Dadla danaynaya inat waaludiintooda keenaan ayaa laga cidsadey inat soo codsadaan ayagoo buuxinaya arki kadibna suga jawaabta casuumada.
Rashid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay