Khabiir ka shaqeeya warshad Maraykanku duqeeyay Siiriya oo saxaafada la hadley
Khabiir ka shaqeeya warshad Maraykanku duqeeyay Siiriya ayaa saxaafada la hadley. Maraykanka ayaa gantaalo ku garaacay Siiriya Subaxnimadii Sabtida halkaas oo intooda badan la soo ridey.
Maraykanka ayaa kala kulmey khasaare xoogleh ayadoo ciidanka cirka ee Siiriya oo isticmaalaya hub Ruushkii hore siiyay ay dhulka soo dhigeen gantaalo midkii yahay 200 000 oo kun oo doolar.
Siciid wuxuu ahaa khabiir dhinaca daawada ah oo ka shaqaynaayay warshadaas hadda burburtey ee ku taalay duleedka Dimishiq wuxuuna sheegay in goobtan lagu eegi jirey daawooyinka dhaca iyo amniga madaamadaha.
Siiriya ayaa dhinaca kale soo bandhigtey hubkii raaxada ka qaadey gantaaladii lagu soo ganay.
Ciidanka Siiriya ayaa hilfaha u qaadey argagixiso ku xirnaa guryaha shacabka ee ay barakiciyeden. Argagixisadan ayaa waxa taageersanaa Turkiga iyo Sucuudiga oo uu hubaynaayay Maraykanku.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...