Khabiir Ruusha oo qaba si fudud oo looga bogsan karo hargabka Karoona
Waxa aduunka Yurub inteeda badan lagu jiraa xilli qaboobe ahna xilliga ay kacsan yihiin noocyada kala duwan ee hargabka. Waxa muddo hal sano ahba jirey hargabka Karoona oo ah hargab markuu xumaado ku dhaca sambabada waana xilliga aad u baahan tahay hawo nadiifa.
Haddaba khabiirkan Ruushka ayaa qaba daaqada oo la furo iyo qolkaaga oo aad nadiifsato inay kuu sahli karto inaad si degdega uga kacdo. ”Fur daaqada qolkaaga oo xilliyada qaboobaha la xiro nadafada qolkana hagaaji ayuu yiri khabiirku.
”Nafo nadiifa oo badan oo aad hesho waxay fududeyn kartaa in qofku ka kaco hargabka Karoona ayuu raaciyay maadaama hawada wasakhda ah ay u nugushahay keenista caabuqyada oo dhan.
”Hargabka Karoona wuxuu weeraraa dhuunta hawada marka waa muhiim inaad hesho hawo nadiifa si ka bogsashadu u degdegto. Maaha Khabiirkii ugu horeeyay ee qaba fikirkaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 24, 2021
Hay'adaha jinsiyadaha iyo socdaalka ee Somliye ayaa muddo ...
February, 23, 2021
Dalkaasi Qadar ayaa ogolaadey in dumar kastuumo iyo ...
February, 23, 2021
Shirkan gaadhi ayaa yimi markii iska rogo ay ...
February, 23, 2021
Odayaasha Muqdisho ayaa kabaha la dulmaray kooxda sheegata ...
February, 22, 2021
Waxa maanta golaha qaramada u fadhiisanayaa qoraal Ingiriisku ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...