23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khadra Daahir oo booqasho ku tagtey Burco iyo fanaaniin soo dhaweeyay: goormaase ugu dambeysay: ARAG

Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Khadra Daahir Cige ayaa booqasho luga baxsi ah ku tagtey magaalada Burco halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen fanaaniin iyo majaajileyste Jawaan oo hore u sii kaxeeyay. Fanaanada ayaa dib u dhigatay in ay ka sheekayso baryp baryo iyo siday Burco ahayd. Fanaanada ayaa ka mida kuwa codkoodu wali isbedelin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM