16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Khadra Xaaji Galaydh oo rajaynaysa in KUlmiye ku guulaysto doorashada

Khadra Xaaji Galaydh ayaa rajaynaysa in Kulmiye ku guulaysto doorashada xilli xisbiga ay u hadheen Muuse Biixi iyo reerkiisa kaliya oo aan dhaafsanayn hareeraha Hargeysa ilaa Gabiley oo qayba.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS