Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Khasaare Ka dhashay gaari rasaas lagu furey duleedka Cadaado

Gaariga la rasaaseeyay ayaa ka tegay Magaalada Muqdisho hayeeshee,waxase rasaas lagu furey markii uu marayay inta u dhaxeysa deegaannada Godinlabe iyo Mareergur oo u dhow Cadaado, waxana la sheegay in ay rasaaseeyeen rag hubeysan oo watay Gaari kale  ay kusayagoo xilliku sii jeeda jeeda Gaalkacyo.



Inta la xaqiijiyey waxaa ku geeriyooday laba qof oo kale ahaa nin caawiye ka ahaa Gaariga iyo haweeney rakaabka ka mid aheyd oo dhaawac culus oo soo gaaray ugu geeriyootay Isbtitaalka Magaalada Cadaado halka uu dhaawac soo gaaray Darawalkii Gaariga.

Dad ka ag-dhawaa goobta dilkan ka dhacay ayaa sheegay in raggii ka dambeeyay rasaaseynta gaariga ay goobta ka baxsadeen.



Waa dilkii labaad oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay Galguduud xilli shalay xoolo dhaqayso lagu diley halkaas.

Gobolka ayaa noqdey Kan ugu fowdada badan oo dhiiga dadka layska xalaalaystey sida goobaha argagixisada Ka taliso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...