Thursday, March 28th, 2024
header










Meta







Khuburo Jarmala oo ku taliyay in dadkii lagu talaalay Astrasenika la siiyo mid kale

Khuburo Jarmala ayaa ku taliyay in dadka ka weyn lixdan sano ee qaatay talaalka Astrasenika in la siiyo talaalkooda labaad daawo kale oo aan ahayn Astra. Waxa ay khuburadu magacowday daawooyinka Faysar ama Modeerna.



Ilaa hadda ma jirto wax cadayna in talaalka labaad ee Astra uu khatar ku keenayo dadkii hore loo siiyay ayay qirteen khuburada Jarmalku waxa kale oo ay raaciyeen in welli aanu jirin wax cadaynaya in labada talaal oo kala duwan ay wada shaqayn karaan.

Daawada Turkiga iyo Maraykanka ee Faysar ayaan iyada la sheegin wax dhiig guntan ah. Dhinaca kale dawlada dhowra ayaa markale hakiyay isticmaalka Astra kadib markii hal qof ku dhintey.



Astrasenika ayaa waxa qaartay malaayiin Jarmala oo ilaa kumanaan la siiyay talaalka labaad. Hay’adda caafimaadka u qaabilsan reer Yurub ayaa iyadu fasaxdey halka ururka caafimadka aduunkuna isku raacay in faaiidadeeda ka badan tahay khasaaraheeda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...