X

Xagjir Taram oo joojiyay shir jaraa’id kadib markii xan lagu jarjaray

Shirkii Ka socday Ingiriiska ee ay lahaayeen xulafada milatari ee isku magacowday Naato ayaa Ku soo dhamaadey burbur iyo nacayb horleh. Shirka oo markii horeba burburey markii xulafada kale takooreen Turkiga ayaa Ku dhamaadey fashil.


Xagjir Taram ayaa rabay in xulafada inteeda kale bixiyaan boqolkiiba 2 miisaaniyada Ku wajahan milatatiga gaashaan-buurta ayaa isku bedelay mid xan lagu jarjaro xagjir Taram.


“Ma aragteen intuu qaato shirkiisa jaraa’id ayuu yiri raiisal wasaaraha Kanada halka Madaxweynaha Faransiiska uu yiri waa waxa waqtiga inaga cuney. Labada masuul ayaan nidna magacaabin Taram magaciisa


Taram oo u jawaabayay raiisal wasaaraha Kanada ayaa sheegay inuu yahay laba-wejiile ka ordaya inuu bixiyo boqolkiiba Laba miisaaniyada xulafada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.