X

Todoba nin oo markale maxkamad ka soo muuqdey magaalada Garoowe

Waxa magaalada Garoowe ee maamulka Butlaan ka soo muuqdey todoba nin oo loo haysto kufsi iyo dil a kula kaceen haweenay lagu magacaabi jirey Hodan Axmed Maxamed Shanleyste. Dilka iyo kufsiga ayaa aad looga xanaaqay.


Haweenaydan aan cadaalada helin ayaa lagu dheereeyay ayadoo la marayo nidaamka cadaalada ee gaalada oo qaata sanado. Raggan oo todoba ayaa dhowr jeer oo hore la soo taagey maxkamad.


Doorkan ayaan la filayn inay wax badan ka duwan tahay kulamadii hore, qoyska gabadha laga dileyna ay welli sugayaan cadaalad ay hesho. Wararkii dambeeyay e hadda an helayno ayaa sheegaya in markale dib loo dhigey.

C/laahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.