X

Kiiniya oo duqeyn ku dishey hooyo Somaliyeed xilli duulimaadyada xiran yihiin

Diyaaradaha Kiiniya ayaa duqeyn ka gaystey gobolka Gedo halkaas oo la xaqiijay inay weerarka ku dileen hooyo iyo ilmaheeda. deegaanada ay weeraraeen ayaa lagu sheegay Balanbaal, Ceelcade, Lahelay iyo Darusalam.


Kiiniya iyo Somliya ayaan wax xiriira ka dhaxayn duqeyntana waxay xad gudub ku tahay madax banaanida dalka wayna ka baxsan tahay hawsha ay lacagta ku cunaan ee nabad ilaalinta.

”Kiiniya ayaa joojisay duulimaadyada yimaada dalka una hanjabtey hay’adaha ku naaxay Somaliya inayna qaadin rakaab ayna ogoleyn, inay na weerarto waa wax laga xumaado ayuu yirti Cali Calasow


Dawlada Somaliya ayaan welli wax wara ka soo saarin duqeyn=maha oo ah kuwa aan haba yaraatee la aqbali karin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.