X

Taliyaha asluubta oo raali gelin ka dalbadey Xasan Sheekh oo beentiisa kaamaro qabatey

Shalay ayay ahayd markii beenaale Xasan Sheekh uu suuqa soo gashadey in dawladu rasaas ku furtey isaga oo maraya Muqdisho, xilligaas oo taliska booliiska oo aan xog hayn raali gelin bixiyay.


Waxase hadda la ogaaday in beenaale Xasan Sheekh ay askartiisu rasaas huwiyeen ciidanka asluubta ee joogey goobtaas. ”Anagu uma shaqayno qabiil ee waxaan u shaqaynaa qaran ayuu yiri taliska asluubta oo si caro leh uga hadlay beenta qaawan ee la huwinayay ciidanka.

Fadhid Xasan Sheekh ayaa is mooday nin wax ku oola oo la raadsanayo ayadoo qaranku welli kaban la’yahay qabiilayntii ciidanka iyo xilligii uu xukunka hayay hogii uu ku riday dalkan.


Taliye asluubta ayaa la yaabay sharaf xumada uu Xasan Sheekh kula dhaqmay ciidanka taas oo muujinaysa kibirka iyo yasida ciidanka.

Hoos ka daawo taliyaha

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.