X

Kiiniya oo durba si weyn u dhaweysay doorashada Xasan Sheekh

Waxyar kadib markii ay dhamaatay doorashadii xalay loogu shubay Xasan Sheekh ayaa banaanbixii ugu weynaa Kiiniya ka dhacay. Kiiniya waa meesha keliya ee Xasan fadhiid looga banaanbaxay halka Somalida boqolkiiba 80 ay tacsi xalay u taalay.

Hoos ka daawo

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.