Kiiniya oo kordhinaysa goobaha ay Somalida kaga qaadayso cashuurta
Kiiniya ayaa sheegtay inay kordhinayso goobaha ay dhiganayso cashuur qaadista ayadoo u badinaysa xad beeneedka labada dal iyo weliba xuduudaha sadexda dal ee Itoobiya, Kiiniya iyo Somaliya.
”Xadka noo dhexeeya anaga iyo Somaliya waa mid iska furan oo leh meelo badan oo aan dhigan karno cashuur ururin ayaa lagu yiri qoraal lagu balaadhinayo goobaha Kiiniya cashuurta kaga guranayso Somalida.
Somalida ayaa bixisa cashuurta ugu badan Kiiniya waxayna Nayroobi ka degan yihiin xaafad biyo iyo dhooqadu meel kasta fadhiistaan oo nadaafadeedu aad u leedato iskaba dhaaf gobolka NFD. ”Cashuurta nalaga qaado xaafadaha Kiiniyatiga ayaa lagu dhisaa ayuu yiri Axmed Dheere.
Si kastaba ha ahaatee Somaliya oo Kiiniya qayb weyn ku leedahay inayna cagaheeda ku istaagin ayaa lagu eedaynayaa inay ka dambeyso doorashada raagtey, dhinaca kalana aan urursan wax cashuura haba yaraatee.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...