X

Kiiniya oo koronto dhul badan gaaraysa ka iibsatey Itoobiya

Kiiniya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis korontada Itoobiya soo gaadhsiinaya gobolo badan oo la jaara Itoobiya sida Marsabat iyo kuwa kale oo Somali ku noolyihiin. Itoobiya ayaa hadda ah dal ku faanaya koronto dhoofinta.


Jabuuti ayaa ka mida dalalka ay gaarto korontada Itoobiya. Itoobiya ayaa hadafkeedu yahay inay noqoto xooga korontada e geeska Afrika, ayadoo dhaqaalageedu aad u koroyo.



Sidaa ay tahay waxa welli mugdi ah meelo badan oo ay ku jiraan gobolka Somali galbeed ilaa haddana ma muuqdo qorshe korontada lagu gaarsiinayo dhamaan gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.