X

Maraykanka oo baryaya inuu Ruushku la kulmo

Ruushka ayaa qirtey in Maraykanku telfoon u soo direy maanta oo Khamiisa laakiin ayna waqti u hayn ka jawaabistiisa, ayna ka jawaabi doonaan waqtiga ay firaaqo helaan. Ruushka ayaa og munaafaqada Maraykanka khaati bilaahna ka taagan.


Wasiir Lafroof ayaa ka jawaabi doona telfoonka uu codsaday dhigiisa Maraykanka oo raba inuu la hadlo , taasina waxay dhacaysaa xilliga Lafroof dhamaysto hawlihiisa. Ruushka ayaan wax niyada u hayn la hadalka Maraykanka oo dagaal fuleynimo kula jira.



Ruushka iyo Maraykanka ayaan in muddo ah wada hadal oo ku siman 4 bilood. Kulanka telefoona waxa codsaday Maraykanka oo dan gaara ay ka soo gashay Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.