Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Kiiniya oo ku faraxday war ka soo baxay Somaliya midna ka naxday

Kiiniya ayaa ka ku faraxday war ka soo baxay dawlada Somaliya. Warkan oo markii ay faafiyaan cayayaanka neceb dawladnimada ayagoo taageero ka raadinaya ajaanibta taageersan ayaa sheegay in dalku haysto diyaaradaha aan la wadin ee Turkiga. Bishii  hore ayay ahay markii la faafiyay beentan.



Dawlada Somaliya oo ka hadashay in dalka ay soo gaadheen diyaaradaha aan la wadin ee Turkiga ayaa sheegay in warkaasi waxba ka jirin ayna garanayn cida wada. ”Kiiniya way soo dhawaynaysaa hadalka ka soo baxay dawlada ayuu yiri xildhibaan Kiiniyaana oo magaciisa qariyay.

Dhinaca kale warbaahinta Kiiniya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in musharixiinta Hawiye joojiyeen qaadacaada doorashada oo hadda ay ku dabafayleen raiisal wasaaraha. ”Haba yaraatee wax faaiido ah uguma jirto ayay qortey jariirada Daily nation. ”Waad u jeedaan sida xitaa warbaahinta Kiiniya u danaynayso in musharixiinta Hawiye soo baxaan.



”Waan qaadanaynaa mid walba oon ka ahayn madaxweynaha hadda ayuu yiri barre sare oo wax ka dhiga jaamacadaha Kiiniya.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...