Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Kiiniya oo ku qarxisay Muuse Biixi: Waxba kuuma hayno ilaa Farmaajo dhacayo

Waxa dhaaftey mudadii Kiiniya qabsatey inay qunsuliyad kaga furato Hargeysa oo ahayd bishii hore ee ina soo dhaaftey. Muuse Biixi ayaa xogtu sheegaysaa inuu dhowr jeer wacay Kiiniya laakiin aakhirkii loo sheegay Farmaajo welli waa joogaa.



”Kiiniya ayaa filaysay in Farmaajo lumiyo xukunka doorashada dadban laakiin markii ay ogaatey in taagerada uu haystaa ay balaaran tahay ay Axmed Madoobe ku tiri sidii loo meelmeerin karo hala sameeyo oo ay ku jirto inuu ka tanaasulo musharxnimada ayuu yiri Cali Calasow.

”Kiiniya hadda war uma yaalo waxayna u baahan tahay dawlada dhexe inay ogolaansho ka hesho si ay qunsuliyaduga furato Hargeysa qaadkeedana u gadato ayuu raaciyay Cali Calasow.



Waase habeenkii xalay oo tagay inay taas ka hesho dawlada dhexe ee uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo. Kiiniya aya filaysay in bishii Febraayo doorashadu dhacdo oo uu soo baxo mid ka mid fadhiidyada inkastoo aanu jirinba wax karti leh oo barlamaanku dooran karo hadda.



Si kastaba ha ahaatee qaadka Kiiniya wuxuu sugayaa laba sano oo dambe, waaba haddii laga guulaysto madaxweyne Farmaajo.

Maxamed Yusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...