Kiiniya oo maalintii sadexaad duqeyn ku haysa gobolka Gedo
Kiiniya ayaa maalintii sadexaad duqeyn ku haysa gobolka Gedo ilaa haddana gunti giijiye Rooble kama hadal wuxuuna noo sheegaynayaa inuu yahay raiisal wasaare dalkan loo dhiibay maamulka doorashada.
Masuuliyinta oo kale ee wasiirada ayaan iyaguna hadlin inkastoo Dubbe uu ku mashquulsanaa doorashadiisa iyo weliba asagoo loo sheegay inaanu ka hadli karin.
”Uhuru ayaa ku soo amray inaanu ka hadli karin waana taas ta keentay inuu xataa wasiiradiisa ku amro inayn hadlin ayuu yiri Cali Calasow. Gunti Giijiye Rooble ayaa ku sigtey inuu badda kala hadlo waase ku hungoobay.
Kiiniya oo og in dalku doorasho ku jirto ayna iibsatey gunti giijiye oo hadda la sheegay inuu maxkamad ku soo liqay Iswidhan ayaa ku duqeyn baranaysa shacabka gobolka Gedo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...