Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Kiiniya oo markale fududeynaysa dib u soo celinta Qaxootiga Somali ah oo dalbaday in dib loo celiyo

Dhadhaab–Dawlada Kiiniya ayaa bilaabaysa dib u celinta qoxootiga Somalida ee ku sugan xerada weyn ee ku taal Woqooyiga dalkaasi ee Dhadhaab. Madaxa qoxootiga ee dawlada Kiiniya ayaa sheegay in qoxooti gaaraya ilaa 200 dib loogu soo celin doono gobolada Koofurta Somaliya ee la fiiriyo xaalkooda amni. Masuulka lagu magacaabo Haron Komen ayaa sheegay in qoxootigan ay iyagu dalbadeen in dalkoodii hooyo dib loogu celiyo.

“Waxaan qorsheyneynaa in aan dalkooda dib ugu celino ilaa iyo 200 oo qaxooti Soomaali ah, kuwaasi oo qeyb ka noqon doono 2,050 (Labo kun iyo konton) qof oo aan horaantii bishii la soo dhaafay gaarsiinay Kismaayo, Baydhabo iyo Luuq, waxaana qoysaskaan bilaabeynaa marka aan qiimeyno xaaladaha amni” ayuu yiri Mr Haron Komen.

Mr. Haron Komen ayaa xusay in dib u soo celinta Qaxootiga uu xoogaa hakad ku yimid kaddib roobab ka da’ay gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya, isagoo meesha ka saaray in qoysaskaasi si qasab ah loogu so celinayo dalkooda hooyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...