Wednesday, July 24th, 2024
header










Meta







Kiiniya oo qabatey markab sun wada iyo halka laga soo saaray

Waxa caadiya in wadamada reer galbeedka iyo kuwa Aasiya ay wasakhdooda ku soo daadiyaan badda Somaliya ee firaaqada ah waxayna inta badan ku soo ridaan caag biraysan. Dekeda magaalada Mombaasa ayaa Kiiniya ku xirtey markab wada sunta nukliyeerka oo laga leeyahay Dhenmaak.



Markabkan ayaa diidey inuu sheego waxa uu wado waxase la ogaaday in suntani saaran tahay ayna bixiso shucaaca lagu yaqaan. ”Markabkan wuxuu soo maray wadamada Hindiya, Cumaan iyo Bakistaan waxana u qoran inuu tagayo Tansaaniya ayauu yiri afhayeenu hadlay Kiiniya.



‘Markabkan waa xayiran yahay maanta laga bilaabo ayaa lagu yiri qoraal ujeedaduna waxay ahayd in sunta lagu daadiyo bariga Afrika ayuu raaciyay.




”Waxaan haynaa cadaymo waxa markabku cadeeyay iyo waxa saaran inayna is lahayn waayo shucaac wasakhda nukliyeerka ayaa soo baxaysa wayna weyn tahay. Kiiniya ayaa sheegtay inay wargelisay hay’adda qaramada midoobey u qaabilsan khatarta noocana.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...