Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Kiiniya oo qiratey in lacag badan ku bixisay soo noqoshada Xasan Sheekh

Kiiniya ayaa qiratey markii ugu horeysay inay dadaal ku bixisay sidii Xasan Sheekh ama Shariif sheekh Axmed ay xukunka ugu soo celin lahayd. Dabcan waxay raacisay ayadoo la kaashanaysa saaxiibadeeda caalamka.



Doorashada madaxweynaha ayaa la dhacaysa maalinta Axada ee inagu soo aadan, waxana la filayaa in tartan adag ay wada galaan 38 musharax ee kursigaas ku tartamaya.



Waxase la filayaa rag ay ku jiraan Xasan sheekh iyo Shariif sh Axmed inay wareegyada dambe yimaadaan. ”Wixii aan samayn karnayn waan samaynay sidii aan ku bedeli lahayn Farmaajo oo raba inuu ciidamada Kiiniya ka saaro dalka ayuu qirtey afahayeen magaciisa qariyay oo u hadlay Kiiniya.

Si kastaba ha ahaatee waxa aan la saadaalin awooda ay ku dhex leeyihiin xildhibaanada cusub oo aan laysku halayn karin una badan dad cusub oo shilinka ka doorbida qaranka ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...