X

Wasiir xundubey oo qarxiyay cida dishey Ikraan Tahliil

Wasiir Xundubey ayaa si toosa u qarxiyay cida dishey Ikraan Tahliil waraysi uu bixiyay isla maalmihii la ogaaday cida ka dambeysa. Waxay galaafatey shaqadiisa. Shirqoolka uu noo sheegay Fahad Yaasiin waa mid xaqiiqda u dhow una baahan in si dhaba loo baaro. Gacan ku dhiigle Mahad Salaad ayaa u daatey guriga Fahad Yaasiin asagooo raadinaaya xogta uu hayay Fahad inuu soo qaato.


C/llaahi Warhaye


ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.