Monday, June 21st, 2021
header










Meta







Kiiniya waxa lagula dhaqmayaa wixii lagu arko

Inkastoo la soo celiyay xiriirka labada dal ee Kiiniya iyo Somaliya haddana Kiiniya waxa lagula dhaqmayaa wixii lagu arko ayuu yiri Cali Calasow oo ka faalooda arimaha gobolka. Kiiniya ilaa hadda ma muujin inay faraha kala baxayso arimaha Somaliuya.



”Runtii waxay ku faraxsanayd maleeshiyaadii lagu khasaaray ee ciida ku rogatey wadooyinka Muqdisho ee markii geelii la waayay dib loogu baryay dawlada inayna ka jarin mishaharada ayuu raaciyay Cali Calasow.



Waxay Kismaayo ku qabto ayaa ka weyn inay xiriir daacada la samaysato Somaliya waayo waxay dareemaysaa inay xiratey aaga badda ay nagu haysato ujeedada ugu weyna waa sidaa, waxase marmarsiiyo laga dhigtaa argagixisaa la dagaalamaynaa. C/llaahi Warhaye

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Gabdho Somali ah oo dalbaday in laga sii daayo xarun lagu kufsado oo ku taal Liibiya

June, 21, 2021
Xaawa waa 17 jir dib loogu soo celiyay ...

Xiiso uma qabo la kulanka madaxweynaha Maraykanka: Ibraahim Raiisi

June, 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Iiraan ee xilka la wareegi ...

Gabadh ka soo fakatey Kiiniyaati afduubtey oo walaalkeed afka furtey

June, 21, 2021
Sakariye Luqmaan waa walaalka Xafsa Luqmaan oo dhawaan ...

Horjooge Muuse Biixi oo riigii sadexaad qodanaya halka jaarkuna haraadsan yihiin

June, 20, 2021
Maamulka Somalilaan ee uu horjooge ka yahay Muuse ...

Somalida Kiiniya oo 24 saac u qabtey in jawaab ku helaan afduubka gabdhaha Somalida

June, 20, 2021
Bulshada Somalida ee ku nool gaar ahaan xeebaha ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Fadhiid Xasan Sheekh oo beentii ugu weynayd la yimi: kulahaa waa la iibsaday askartii Eritariya

June, 9, 2021
Fadhiid Xasan Sheekh oo hore been weyn loogu ...

Shaqaale Somali ah oo ku guulaystey magdhow farabadan

June, 9, 2021
Mid ka mida shirkadaha ugu weyn aduunka ee ...

Giriiga oo shan wadan u sheegay inay iska dhiibaan Turkiga

June, 9, 2021
Giriiga ayaa dib u soo celiyay qaxootiga nolol ...

Gaal argagixiso ah oo qoys Muslim ah ku diley dalkaasi Kanada

June, 8, 2021
Gaal argagixiso ah ayaa dalkaasi Kanada gaadhi marsiiyay ...

Kiiniya oo Axmed Madoobe hal arin ku cafin doonin

June, 7, 2021
Waxaa mardhaweyd saxaafada la hadlay qaar ka tirsan ...

Amisom oo jawaab ka bixisay weerarkii Kiiniya ka fulisay gobolka Gedo

June, 5, 2021
Kadib markii dawlada Somaliya dacwad ka gudbisay weerarkii ...

Maxay tahay siyaasada Ismaaciil Cumar Geelle ee ku gobolka Awdal

June, 4, 2021
Waxa mar dhow la dhameeyay doorashadi qabaliga ahayd ...