Kiiniyaan qarxiyay inay Somaliya doorasho ka dhici karto keliya xilliga ay rabaan
Xildhibaan Kiiniyaana ayaa qarxiyay inaan horjooge Siciid Deni iyo Axmed Madoobe xildhibaano soo xuli karin ilaa Kiiniya ogolaansho bixiso oo ka dhigan doorashadu inay bilaabmeyso keliya markay fasaxaan.
Xildhibaankan magaciisa qariyay ayaa qirtey inay dhowrayaan sida kooxda sheegata modowga musharixiinta qas uga ridaan Muqdisho, taas oo uu ku sheegay inay doorashada dib u dhigi karto ugu yaraan hal sano.
”Dan uguma jirto madaxweynaha aanaan rabin inuu booska sii joogo laakiin awood maleh waana sida aan rabno ayuu ka dhawaajiyay waayo wax kale soconayaa majirto ayuu raaciyay.
Horjooge Siciid Deni oo ergadiisu Nayroobi la kulantey kooxda beesha caalamka ayaa lagu yiri xooga saar inaad doorashada Butlaan dhamaystirto isna waxa uu weydiistay in lacagta la siiyo.
Dhinaca kale Axmed Madoobe ayaan hayn xildhibaano uu iibsado oo aan ka codeyn waana dhibku halka uu ka taagan yahay sida uu sheegay siyaasi reer Kismaayo ah.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...