Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Koofur galbeed oo guddi u saartey shacabka Muuse Biixi soo bililiqaystey

Madaxweynaha Koofur galbeed ayaa guddi u saaray shacabkii xoogooda geliyay Laascaanood ee horjooge Muuse Biixi sida tooska ah u bililiqaystey kadibna gawaadhida ku gurey, ayadoo lagu xumeynayo deegaanka Daraawiishta.



”Waxaan raadin doonaa hantida la bililiqaystey haddii ay suuragal tahay. Falkan ayaa gebi ahaanba kafog diinta Islaamka ilaa haddana waxa ka aamusan culimada iyo waxgaradka beesha ISAAQ ee magacooda horjooge Muse Biixi falkan ku sameeyay.



”Anagoo arkayna falka wuxuushnimo e lagula kacay muwaadiniita Somaliyeed ee maalgashaday Laascaanood waxaan u saaray guddi ka soo talo-bixisa sida ugu haboon ee talaabadan wax looga qabanayo ayuu yiri Lafagareen.



Muuse Biixi ayaa si toosa sadex maalmood oo xiriira u soo tarxiilay in ka badan 2000-kun oo qof oo hadda badankoodii soo gaareen Butlaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...