Saturday, October 12th, 2024
header










Meta







Kooxda argagixisada shabaab oo ay soo wajahday cabsi tii ugu xumayd abid iyo warbixin waafiya oo shaaca ka qaaday

WP_20150302_002Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay sii kordheyn duqeymaha xagga cirka ah ee lagu beegsanayo horjoogayaasha kooxda Shabaab ayaa waxa ay ku abuurtay walaac iyo kala shaki soo kala dhexgalay, taasi oo keentay in dhexdooda ay isu adeegsan waayaan teleefonada gacanta looga hadlo oo ay ku xiriiri jireen.

Howlgal ay iska kaashadeen Sirdoonka Soomaaliya iyo kan Mareykanka ayaa 30-kii december ee sanadkii tegay waxaa lagu dilay Horjooge Cabdishakuur Tahliil oo ahaa Madaxii sirdoonka kooxda Shabaab, xilli uu ku sugnaa meel u dhaw deegaanka Saakow, kaasi xogta lagu dilay ay bixisay hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay

August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...