Kooxda beesha caalamka oo welli farogelin ku haysa dawladnimada dalka
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa qoraal kale oo farogelina soo qortey inkastoo aan la garanayn cida dhabta ee qorta qoraaladan la soo dhigo baraha bulshada. Qoraalkii u dambeeyay ee loogu jawaabayay wasaarada arimaha dibeda ayaa lagu sheegay in dawladu u xayirnaato iyaga.
”Waxay soo qoreen in dawladu dhinacna uga dhaqaaqi karin ee iyaga u xayirnaato ayna hawsha socota ee doorashada aan barlamaanku kaalintiisu ka qaadan doonin, haddii kale ay qasi doonaan nidaamkaas ayagoo arbushaya ayuu yiri Cali Calasow.
Dawlada Somaliya ayaa waxa la gudboon inay nidaamka doorashada u celiso barlamaanka waa sida xalaasha ah ee wax ku kala socon karaan halkii ay u xirnaan lahayd kooxda beesha caalamka oo hurinaya colaad qabiil.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...