Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Kooxda sheegata beesha caalamka ma rabto in doorasho dhacdo maxaa xala?

Kooxda sheegata beesha caalamka ma rabto in dalka doorasho ka dhacdo marka waxaad is weydiin kartaa maxaa xala sideese ay rabtaa inay ku hesho caade qaate iyaga u shaqeeya.



Waxa dhamaanba ay diideen xataa wixii iyagu gacantooda ay ku qorteen, waxay is lahaayeen qalqal geliya oo dhaha waxa dhamaaday xilligii dawlada ayadoo xilli hore la sheegay in dawlada ay bedeli karto dawlad kale.

”Xataa ma akhriyaan dastuurka gaaladu dhodhoobtey ee dalka u yaala ee markay doonaan ku faanaan yiraahaana federaalkii ayaa lagu xadgudbey ayuu yiri Cali Calasow. Madaxda hadda joogta iyo barlamaankuba diyaar waxay u yihiin inay sii joogaan haddayna rabin in dalka doorasho ka dhacdo.



Haddaba maxaa xala marhadday xataa ka soo hadlayaan qaramada midoobey

Dawladu waxay ku qasban tahay inay doorashada dhigto oo ku qabato dhamaan meelihii loo asteeyay kadibna ay aragto cida rasaasta ku soo furta ayuu qabaa Xuseen Warsame wax kale oo hadda u hadhay ma jiraan.



Haddii dawladu ay taas ka maagto waxa qasaba in dalku doorasho aado ileyn u caga-duubnaan maayaan dabadhilifyada u shaqeeya kooxda sheegata beesha caalamka ee Kiiniya ugu horeyso kuna xigaan Ingiriiska iyo Maraykanka. Waana in loo dareero mid qof iyo coda xilliga ay noqotaba.

”Waxa dawlada laga sugayaa haddaba in labadaa miduun ku dhawaaqdo ayuu ku daray Cali Calasow. Waxa daba-dhilifyadu sugayaan inay u yeertaan kooxda sheegata beesha caalamka waana halka ay awalba rabeen.

Waxase dawlada ka go’an inaan gaalo faraha la soo gelin arimaha siyaasada Somaliya ee dibedda ka qasaan si qarsoodiya inta la ogaanayo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...