X

Kooxda Xalane oo aad uga dhididay albaab tuuga ah oo dawladu ka xidhey

JAMES

Dawlada dhexe ayaa xidhey gacan ka tirsan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho usbuucii hore kadib markii baadhis dheer ay ku ogaatey in gacankan laga dhoofiyo maandooriyaha ayan ka soo galaan dad aan la garanayn.


Haddaba waxa arintan ka dhididay hogaanka qaramada midoobay u qaabilsan Somaliya oo ah ninka qasaya dalka ee lagu magacaabo Jaymis oo isaga iyo kooxdiisu si qarsoodiya u isticmaali jireen gacankan.


”“Waxaan si dhab ah u qaadaneynaa walaac kasta oo ay dawladda dhexe ka muujin karto hawlgalada Qaramada Midoobay waqti kasta, waxaana ka xunahay in amarkan xiritaaanka si degdeg ah oo lama filaan ah loo soo saaray iyadoo aan wadatashi hore oo ku filan laga samaynin,” ayaa yiri.

Wuxuu sheegay inay la fadhiisan doonaan dawlada iyagoo rajaynaya in gacankaan dib loogu furo. Dawlada ayaan la filayn inay dib u furto waayo ma aragto sabab ay kooxdu u isticmaasho albaab gaara ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.