X

Kooxda Xalane oo hadda dib u bilowday xan u kala qaadida maamul jufeedyada

Kadib intii ay ku guulaysteen inay madaxweynihii hore booska ka tuureen waxa kooxda Xalane si niyada hadda dib u bilowday inay xanta u kala qaado maamul jufeedyada fushadaana barnaamijyada ay wataan.


”Waxaan hore u aragnay markii uu burburey kala dambeyntii maalmihii u dambeeyay dawladii madaxweyne Farmaajo oo iyagu ka dambeeyeen inay si toosa ula kulmi jireen Rooble BAAHANE hadda waa tii oo si xora u dhacaysa ayuu qabaa Xuseen Warsame.


Dalku wuxuu ka degi la;yahay waa dastuur dhoodhoobka ay qaranka u qoreen ee federaalku kow ka yahay waayo waa daaqad ay ka soo galaan siyaasada dalka ayuu raaciyay Xuseen Warsame.


Marka dalku wuxuu dib u galay jugjug meeshaada joog. MA JIRO waxa horumara oo laga gaaray dhinaca siyaasada jaa fadhiid weyn oo qayb ka ahaa waxa socda ayaa dib loo keenay.



”Runtii waxay ahayd in dalka laga eryo safiirada Ingiriiska oo ah tan ugu badan ee dalka qasaysa kana dhex dhamaanla maamul jufeedyada. Haddase waxay qorshaynayaan sidii madaxweynaha Koofur galbeed booska looga tuuri lahaa ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.