Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Korneyl Dhulbahante ah oo Isaaq ku dacweeyay Maraykanka oo war laga soo saaray

Waxaa dalka Maraykanka Maxkamad ku taalla ay soo Afmeertay Kiiska Dacwado Xubno kasoo jeeda beesha Isaaq ay ku soo oogeen Col. Tuke oo ka tirsanaa Saraakiishii Ciidamada Xooga dalka kana soo jeeda beesha Dhulbahante.

Hadaba Kiiska Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) ee Maxkamadda Maraykanku soo gabagabaysay ayaa Wuxuu ka dhigan yahay.



Waxaa lagu waayey Col. Tuke Inuu isagu gacantiisa wax ku Diley, islamarkaana aanu bixin wax Amar ah.

Waxaa lagu helay In maamulkii uu ka tirsanaa uu dhibaato gaystay, Waxaa lagu xukumay $500.000, Balse Wuxuu u bixin karaa sida uu doono Bishii ama Sanadkiiba wuxuu awoodo.



Waxaa sidoo kale loo Xukumay inaan Mar kale lasoo Dacwayn karin Col. Tuke.

Arintan ayaa uga dhigan Guul taariikhi ah Kornayl Tuke sida ay sheegeen Qoyskiisa, Waxaana u Furan isaga inuu Qaato Ambiil, Iyadoo mag dhow lacagtaas u dhigma uu ku heli karo dhibaatooyinkii loo gaystay Qoyskiisa, Sumcadiisa iyo Shaqadiisa wakhtigii ay socotay dacwaddu, Wuxuuna Sidoo kale Dacwayn karaa Warbaahintii Been-Abuurka ka Faafiyey.



“Waxaa lagu dhahay Xor ayaad tahay, Wuuna shaqaysan karaa, Sidoo kale Ma leh Hanti Ma guurto ah Sida Guryo iyo Lacag ugu Jirta Banki, Hadii uu Taasi haysan lahaa waa lagala wareegi lahaa, Balse hada ma jirto “ Ayay tidhi Haweenay isha ku haysay Kiiska Kornayl Tuke oo kamid ah eheladiisa.

Kiiska Dacwadda Kornayl Tuke ayaa mudooyinkii dambe siwayn usoo shaac baxday, Iyadoona ay Dood Xasaasi ah ka dhalisay gudaha dalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...