Saturday, April 13th, 2024
header










Meta







Ku xigeenka C/raxmaan Ciro oo isna aqbalay in mooshin laga keenin gudoomiyihiisa+MUUQAAL

WP_20141122_012Hargeysa 22 Nov 2014–Ku xigeenka C/raxmaan Ciro ayaa isna aqbalay in aan mooshin ama kalsooni raadis laga keenin gudoomiyehiisa waxana dhex u noqday Siilanyo inadeerkii oo ay is hayeen C/raxmaan Ciro. Muranka beesha dhexe ayaa salka ku haya in jufooyinka beesha kala jiitaan maamulka beesha halka beelaha kale ay yihiin daawadayaal talo ku soo tuura.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Dhacdooyinka

Wadno xanuunkii ugu weynaa oo Yuhuuda soo wajahay xilli ay

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...