X

Maayerka Boorama oo ku kacay arin aad looga naxo iyo cambaarayn dusha looga tuurey

Maayerka Boorama ayaa ku kacay arin aad looga naxay iyo cambaarayn dusha looga tuurey kadib makii dadkku daawadeen fal ka baxsan arin dadku daawan karo iyo ula kac. Falkan ayaa waxa cambaareeyay xildhibaano ku Jira golasha deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.