Kulan caawadii hore loo balansanaa in uu ka dhaco Muqdisho oo madaxweyne Farmaajo rabay in uu la qaato xildhibaanada labada aqal ayaa dib loo dhigey.
Kulankan o madaxweyne Farmaajo rabey in uu uga mahadceliyo xildhibaanada ayaa dib loogu dhigey marka loo dhaariyo xukunka taas oo la sugayo inta Xasan Sheekh ka wareegayo madaxtooyada.
Xilwareejinta ayaa la filayaa in ay dhacdo sabtida dambe ama ugu horeyn khamiista soo socota sida la sheegayo inkastoo ayna jirin wax cadayn ama war saxa oo laga saaray.
Waxa la filayaa in kulan sidaasa in uu qabsoomo halmar Farmaajana lagu yaqaan in uu dhowro lacagta shacabka Somaliyeed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay