Karachi–Caasimadii hore ee Bakistaan magaalada Karachi ayaa waxa ka dhacay kuleyl ki ugu darnaa oo gaaray ilaa 50 digrii iyo dhimasho aad u farabadan oo uu keenay. Dadka kuleylkan saaidka ku dhintey ayaa u badan dad waayeela iyo dad danyara oo waayay wax ay kulaylka isaga ceshaan.
Dadka ayaa aad u iibsanaya cawda la tolo (sawirka hoose) si ay u helaan wax ay kulaylka isaga dhigaan. Waxa taasi ka sii daran korontada magaalada oo xiliyadan oo ale la waayo taas oo keenta in dadka waayeelka ah xamili kari waayeen.

Bakistaan ayaa ku guuldaraysay in ay dalkeeda ka haqab tirto koronto ku filan iyadoo taasi wax u dhinta waxsoo saarka dalka.
Kuleylkan ayaa xilliyadan oo kale gaara mid aan la xamili karayn iyadoo ay dheertahay kaneeco.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay