Kuraasta haweenka oo markale la dhacayo
Soo xulista doorashada xildhibaanada golaha shacabka ayaa meelxun maraysa waxana markale dhicid lagu bilaabay kuraasta haweenka oo aan la soo xulin sidii lagu heshiiyay.
”Waxaad markasta arkaysa in wixii lagu heshiiyay aaan la fulin waxaanad is odhan kartaa war dadkan salaada ay tukadaan xagay ka maraysaa iyo diinta ay sheeganayaan ayuu yiri Xuseen Warsame.
Ilaa hadda kuraasta haweenka ee ahayd in si waafaqsan heshiiska loo soo xulo ayaa lagu dhiiranayaa in la dhaco ayay tiri Xaali oo rajaynaysa inay ka mid noqoto xildhibaanada cusub. Kuraasta qaarkood ayaa lagu qorey rag.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...
August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...