Kursigii banaanaa ee barlamaanka Somaliya kana soo jeeday Awdal oo lagu kala baxay
Kursigii banaanaa ee barlamaanka Somaliya kana soo jeeday Awdal ayaa lagu kala baxay. Buuq sababay dib u dhac ayaa ka dhashay kursiga maanta la qabtay doorashadiisa, ka dib markii maalmo ka hor la isku dayay in lagu qabto Muqdisho.
Kursiga ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartamayay musharaxiinta kala ah C/raxmaan Axmed Ceynaan iyo Musharax Faatax Saciid Xasan.
Kursiga ayaa horay waxaa uga geeriyooday Saciid Xasan Geedi.
Waxaa ku guuleystay sida ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka Faatax Saciid Xasan Geedi oo uu dhalay xildhibaankii horay uga geeriyooday Kursiga.
Faatax ayaa helay 32 Cod halka Cabdiraxmaan uu helay 5 cod.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...