X

Laandheere Fahad Yaasiin oo qarxiyay cida dishey Ikraan Tahliil

Laandheere Fahad Yaasiin oo wax laga weydiiyay kiiska qabyaalad ahaan loo siyaasadeeyay ee Ikraan Tahliil ayaa shaaca ka qaaday in xogta dhabta ay tahay in gabadhaas loo adegsado dano siyaasadeed oo ajaanib ku jirto uuna masuul ka yahay Rooble Baahane. Ma jirto anaga ahaan wax shaqo ah oo na dhexmartey.


Waraysiga oo buuxa hoos ka daawo




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.