X

Laba haweena iyo ilmo yar oo ku dhintey shil gaadhi gobolka Togdheer

ARAABINEWS

Kadib shil naxdinleh oo ka dhacay gobolka Togdheer ayaa waxa ku nafwaayay 3 qof oo laba haween yihiin midna ilmo-yar yahay. Allaha u naxariistee waxa meydkooda la geeyay isbitaal ku yaal magaalada Burco.


Sadexdan qof ayaa la rumaysan yahay inay la socdeen xaaji khamsiin rogmatey inkastoo la sheegin halka ay u safrayeen. Shilkan ayaa waxa eeda dusha looga tuuray dirawalka gaadhiga.


”Inta badan istusnimo iyo qayra masuulnimo ayaa sababa shilalka gawaadhida halkaas oo galaafata nlosha dad shacaba oo ahayd in la ilaaliyo amaanadooda.



Maamul xumada ka jirta maamulkan Muuse handaraab ayaa ka sii daraysa, waxayna galaafatey nolosha dad badan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.