Laba haweena oo xalay lagu diley Gaalkacayo iyo sida wax u dhaceen
Laba haweena ayaa xalay lagu diley Gaalkacayo. Sida ay ku warameen dad ka ag dhawaa goobta haweenkan ehelka lagu diley ayaa sheegay in haweenkan la toogtey ayna garanayna sababta loo diley.
Labadan haween ayaa la sheegay in ay shaqo ka yimaadeen xilliga la toogtey ayagoona marayay goobta loo yaqaan isgoyska cusbada, waxayna ku socdeen hoygooda.
Dilkan ayaa imaanaya ayadoo dhawaanahan laga raystey rasaasta goosgooska ah ee magaalada ka dhici jirtey markasta maadaama la keenay ciidan qaran lagana gudbayo ciidan beeleedyada jooga.
Gabdhahan ayaa magacooda lagu sheegay Safiyo iyo Nadiifo. Ilaa hadda masuuliyiintu war kama saarin xasuuqan aan ahayn in baaritaan la bilaabay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...