MuqdishoâDawlada Somaliya ayaa u quusgoysay maamulka Somaliland oo shalay qaylodhaan u dirsaday taageerayaashisa una sheegay in shirkii burburey ee u dhexeeyay iyaga iyo dawlada Somaliya ay hadda rabaan in loo soo gurmado si hamiga gooni goosadku u sii socdo.
Khaalid Cali Cumar oo ka mida madaxda ka qaybqaadatay kulanada u dhexeeya maamulka Somaliland iyo dawlada Somaliya ayaa sheegay in yna jirin laba dawladood oo la dhexdhexaadinayo ee ay tahay kaliya dad Somaliya oo wadahadlaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS