X

Raiisal wasaare Cabi Axmed oo diidey in Imaaraadku hago kana degay Qadar:SAWIRO

Cabi Axmed ayaa ka degay dalkaasi yar ee Qadar laakiin ay ka buuxdo gaaska iyo badroolku. Cabi Axmed ayaa diidey in Imaaraadka iyo xulafadiisa Sucuudiga hagaan siyaasada Itoobiya, sheegayna in dalkiisu raadinayo maalgeshi ay Qadar oo 2 milyana ku samayso dalkiisa.


Imaaraadka iyo Sucuudiga ayaan soo dhaweyn booqashadaasi ayagoo dareensan in dadaalkoodii ku dhacay cidla cad. Cabi Axmed ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay boqorka dalkaasi.

Waxa la filayaa in  Qadar bixiso lacag ku dhow 3 bilyan oo doolar si Itoobiya oo dhaqaalaheedu korayo ay u hesho lacag adag oo ay kaga baxdo lacag yarida haysata. Runtii waa dhabarjab weyn ayuu yiri Xaamud Cige oo indha indheeya siyaasada Wahaabiyada e ku jeeda geekja Afrika.


Somaliya ayaa hore u diidey inay kabaha u qaado wahaabiyada Imaaraadka iyo Sucuudiga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.