14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Lacag waalan ayaa lagu qaybinayaa Hargeysa iyo durbaanka qabiilka oo baxaysa: xildhibaan Siciid Cilmi

Lacag waalan ayaa lagu qaybinayaa Hargeysa iyo qayladii qabiilka oo baxaysa. Xildhibaan Siciid Cilmi ayaa beeshiisa ku qarxiyay in ay lacag waalan ku qaybinayaan Hargeysa durbaankii qabiilkana tumayaan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS