X

Lacagtii laga soo qaatey Imaaraadka ayaa lagu diyaarinayaa banaanbaxyo: Salaad Cali Jeelle

Xildhiban Salaad Cali Jeelle ayaa qarxiyay in koox mucaarad ku sheega laakiin ah dawlad-diid iyo nidaam diidnimo oo uu horkacaayo Cumar C/rashiid Sharmaarke ay qaban qaabinayaan banaanbaxyo ay adeegsanayaan barakacayaasha magaalada.


”Waxa naxdina in barakacayaashii loo adeegsado dano shaqsi xilli dadkaasi u baahan yihiin in lacagtaas loogu dhiso guryo loobna siiyo wax ay cunaan xagii qalqal loogu adeegsan lahaa ayuu yirti Salaad Cali Jeelle.


”Waxa banaanbaxa diyaarinaaya koox la yaqaano oo ah cadowga ummada oo isugu jira argagixiso iyo dhiigmiirato.Waxaad ogtihiin in ay yihiin kuwii argagixisada gacanta siinaayay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.