X

Laftagareen oo raafkii maatada iyo bililiqadii Muuse Biixi kala hadlay reer galbeedka

Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu kala hadlay kooxa shanaad raafki iyo bililiqaysigii uu gaystey Muuse Biixi. Dadka la so raafay ayaa inta badan maato aan awoodi karin inay wax dilaan.


ā€¯Waxaan u sheegnay kooxda shanaad in wixii ka dhacay Laascaanood ay ka qaatan talaabada ku haboon waayo waxa wax loo dhimay amniga dalka iyo deganaanshaha ayuu yiri Lafgareen.


Madaxda Koofur galbeed ayaa ka digey in laga aargoosto dadka ISAAQA ee degan Bay iyo Bakool maadaama ayna wax shaqo ah ku lahayn falka Muuse Biixi ku bililiqaystey maatada.


Si kastaba ha ahaatee ma jirto wax haba yaraatee ay kooxdan shanaad ka qaban karto aan ka ahayn inay lacag ku cunto.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.