X

Laftagreen oo Xasan Culusow u sheegay inaanu samayn bilow fiican

Kadib safarka horgale Xasan Sheekh ku tagay magaalada Baydhaba ayaa madaxweyaha Koofur Galbeed walaac ka muujiyay qabyaalada Xasan Culusow ku bilaabay maamulkiisa iyo musuqa uu ku bilaabay dalka.


“Cid ku faraxday ma jirto in durba Xasan Culusow ku tunto dastuurka asagoo maalin kadib jufadiisa ka buuxiyay jagooyin khaas u ahaa raiisal wasaaha ayuu yiri xildhibaan Ka tirsan Koofur Galbeed.


Runtii bilowga hadduu Ka xumaado ma garan Karo sida lagu dixi doono ayaa laga soo xigtey Laftagareen oo la hadlay qaar u dhow Xasan Culusow oo isaga Ka soo horeeyay


“Foolxumada jirta ayaa ah in durba lahaa dareemo maamul xumo waxana tusaale u ah sida safiirka Imaaraadku ula wareegay dalka ayuu Laftagareen u sheegay xubnaha ka soo horeeyay Xasan Culusow.



Waxase la rajaynayaa in bilow qaribmay ay noqoto dhirbaaxadii wejiga loo dhigan lahaa horgale Xasan Culusow marka uu magacaabi raiisal wasaaha ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.