Washington–Madaxweynaha Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in Maraykanku ayna dagaal kula jirin diinta Islaamka laakiinse ay dagaal kula jiraan argagixiso wadadii saxda ahayd ka leexisay. Argagixisada caalamiga ah ayaa bani aadamka u qala sidii xoolaha iyadoo dhaqankaas laga keenay Sucuudiga.
Mar uu la hadlay dawlado iskugu yimi ayuu sheegay Obama in dagaalka argagixisadu aanu joogsanayn ilaa awooda ay ku qabsan karaan goob la wiiqo sida wadamada Ciraaq iyo Siiriya.
Waxaan dagaal kula jirnaa caqiido dadka sumaynaysa kadibna ka dhigeysa in ay isqarxiyaan. Obama ayaa sidoo kale sheegay in cabudhintu sii kordhiso xagjirnimada inkastoo aanu ogeyn in wadamada Muslimka ay tahay caksi.
Dhinaca kale wuxuu ka hadlay sadexdii ardayda ahaa ee lagu dilay North Carolina oo uu sheegay in ilaa hadda aanu ogeyn sababta ay u dhinteen.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay