Monday, October 2nd, 2023
header










Meta







Qiso cajiiba oo ka dhacday Hindiya iyo caruusad cadhootay oo maalintii arooskeeda guursatay nin kale

Hindiya–Qiso cajiiba ayaa ka dhacday Hindiya kadib markii caruusad cadhootay ay guursatay nin ka mida dadkii maalintaas u yimi ka soo qaybgalka arooskeeda. Caruusada lagu magacaabo Indira ayaa guursatay nin lagu magacaabo Korshere waxase dhacday arin ayna ogeyn caruusada oo laga qariyay.

Korshere oo ahaa ninka guursaday Indira ayaa wuxuu qabay xanuunka suuxdinta waxana dhacday in markii uu isla lahaa gacanta qabso Indira ay suuxdintii qabatay waxana loola cararay dhakhtarka.

Indira ma sugin ninkeeda waxayse bartii ku guursatay nin kale oo ka mid ahaa dadkii arooskeeda ka so qaybgalay iyadoo ka codsatay inuu guursado isagna halkii ku aqbalay.

Indira ayaa ka cadhootay beenta uu u sheegay ninkeedi hore. Korshere ayaa dhakhtarkii ka soo noqday waxana loo sheegay in Indira ay guursatay ninkale.. Wuxuu u tagey Indira wuxuuna ku yiri fadlan ka noqo wayna diidey.

Qoyska Korshere ayaa bilaabay dacwad ka dhana Indira iyo ninkeeda cusub waxase lagu qanciyay way guursatee maxaad rabtaan..qoyskii Korshere ayaa sidii ku qancay.

_81083452_84813255[1]

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Samaroon karti xumaa haysa waana ta halkaa dhigtey: Cali Faarax C/llaahi

May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...