Tuesday, August 16th, 2022
header










Meta







Liiska ay xasuuqday argagixisada shabaab iyo inta dhaawaca ee masuuliyiinta oo la xaqiijay

 

 

miino_qarax_maanta_1[1]Muqdisho–Weerarkii fulaynimo ee argagixisada shabaab u gaysatay dad u soo baxay in ay gutaan waajibkoodii diimeed ee masuuliyiinta ah oo la xaqiijay. Weerarkii maanta ayaa dhacay iyadoo fashil uu ku yimi sirdoonka Somaliya oo xataa ilaalin waayay goobaha madaxdu tageyso.

Liiska dhaawaca ee masuuliyiinta waxa ka mida: Allaha caafiyo

Wasiirka Dekaddaha Nuur Faarax Xersi
Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar
Wasiir hore C/raxmaan Maxamed Bangax
Maxamuud Axmed Guddoomiyihii Degmada Balcad
Salaad Cali Jeelle (Dhawac Fudud)
Cali Jaamac Jangeli Wasiirka Duulista hawada

Liiska ku dhintey xasuuqii argagixisada shabaab: Allaha u naxariisto iyo dambi dhaaf:

Maxamed Aadan Guuleed (Caanageel) guddoomiye ku xigenkii Gobolka Banaadir
Xildhibaan Cumar Cali Nuur (Furdug )
Xildhibaan Maxamud Ducaale Muse Xaaji Kafee (Xildhibaankii bedelay Saado Cali Warsame oo sanadkii hore kooxo hubeysan ay ku dileen agagaarka hotel ay deganeyd)
C/shakuur Mire Aadan “Guddoomiyaha kuxigeenka Xisbiga Daljir”

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Dhiigmiiratada Shabaab oo qarxiyay ceel biyood kumanaan haraadsan

August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...

Reer galbeedka ku kibray Ruushka oo weecsaday qamadi Afrika u socday

August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...

Maxay Somaliya uga dhigan tahay doorashada Wilyam Ruuto

August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Koofur Galbeed oo is bedel sameeyay

August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...

Siyaasadii qaranka meel ku sheeg ma waxay noqotey tuugsi?

August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...

Dhacdooyinka

Somali galbeed oo welli ka qatan mashaariicda waaweyn

August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...

Maxaa ugu wacan in Xasan Culusow sheegan kari waayo siyaasada qaranka?

August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...