23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ma iswaydiisay waxa askarta hoostagta dawlada dhexe bilaa mushahar u yihiin kuwa maamuladuna u helaan

Cutubyo ka tirsan ciidanka maamulka gobolada dhexe ee xaruntiisu tahay Dhuusamareeb ayaa loo qaybiyay mishaharo ay xaq u leeyihiin. Masuuliyiintii hore ee Ahlusunna ayaa wacad ku maray in ay deegaanadooda ka ciribtiraan argagixisada shabaab. Waxaadse is waydiin kartaa sababta maamuladu u bixiyaan mushahar askarta dawlada dhexena ay mishahar la yihiin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM